Deeq A. Posted September 24, 2019 Muqdisho (SMN) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BFS ayaa eedeyn culus u jeediyey Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Jeesow ayaa sheegay in labada Madaxweyne ay qorsheynayaan inay tegaan Kenya, kadibna ay ka galaan Kismaayo, iyadoo halkaasi looga qaadayo diyaarado Helicopter ah. Sidoo kale wuxuu sheegay in taasi haddii ay ku dhaqaaqaan ay dhaaweyso sharafka dowladnimo ee Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Jees.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites