Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo eedeyn loo jeediyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BFS ayaa eedeyn culus u jeediyey Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Jeesow ayaa sheegay in labada Madaxweyne ay qorsheynayaan inay tegaan Kenya, kadibna ay ka galaan Kismaayo, iyadoo halkaasi looga qaadayo diyaarado Helicopter ah.

Sidoo kale wuxuu sheegay in taasi haddii ay ku dhaqaaqaan ay dhaaweyso sharafka dowladnimo ee Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Jees.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this