gooni Posted September 23, 2019 Madobe wuxuu ka hor yimid dawladnimada iyo sharuucda dalka waana khaa'inu wadan. Wuxuu xiray hawada kismayo badda iyo bariga asagoo ku hadlaya afka kenya. Nimankaan isku sheegaya madaxwynayaal hore ma waxay taageerayaan in dalku fowdo iyo is doorasho kala madaxbanaan ku jiro? Aragtidayda waxaa u fiicnayd inay dawladda hadda jirta waxna ku raacaan waxna ku diidaan waa aragti siyaasdeed oo fiican, si ay u kasbadaan shacbiyadda farmaajo qaarkood Balse haday beel un isku daba galaan warlord'na ku caano shubaan waxay hoos usii dhigaysaa sumacadoodii ayagoon awalba saa usii fogayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 23, 2019 2 hours ago, galbeedi said: I think we passed that stage Did we really? No we didn't. We are feudal, tribal people. We don't have laws on anywhere. It's, I believe, a case of 'this is my town, fella, don't you forget '. We haven't moved on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 23, 2019 Cheeseman waa dhalaankii waalidkii dhalmada baray. Waa caqli xumo aad u wayn. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted September 23, 2019 Sheekh basaas ee markii sadeexaad raba inuu iso soo sharaxo. This is what he call himilo qaran. He got money from UAE to go kismaanyo and legitimize Madoobe but he was stopped. Anyway, he got his money and that is what is a matter for him. He may ask even more money to keep quiet for a while. That is the nature of basaas shariif. A different typ of SOMALILAND WARAABE. Quote Share this post Link to post Share on other sites