Maaddeey Posted October 13, 2009 Xalay Somali VOA, waxaa laga wareystay Weriye Daandurreey oo fasax kaga soo noqday Toronto, markii la warsaday wixii ugu xiisaha badnaana wuxuu ku jawaabay: "WAXAA YAALLA MACSARADII, WAXAA YAALLA KHAMIIRKII (MUUFADA).. ani waxa leen mooday in STREATHAM lee waxaas laga helo; haddaba reer Torono ha nooga sheekeeyeen Maqaayadaha alaab-alaabtaas laga helo! haddii sawirro lagu soo deri karo waa reey leheyd. Haye, yaa bilaabaayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 14, 2009 Runtiis waaye qamiir iyo cajiinka waa laga helaa, oo dukaamo isku xayirsiinaayo arkaaye. Laakiin maqaayad laga helo ma arkin. Haa muufo iyo calooleey haddaa rabtidba waaka helee maqaayadahaas. Muxuu kale ka sheegay Koronto? Was it his first time? Dadka first time imaado wey la dhacaan meeshaan, inay dib ugu noqdaan meeshee ka imaadeen ma jecla. Quote Share this post Link to post Share on other sites