Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad xoogan oo ka taagan qaybo kamid ah Sh/Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN) – Xiisad xoogan ayaa waxaa lagu waramayaa in ay ka taagan tahay degaanka Calayaale ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in xiisadda ay ka dambeysay markii siyaabo kala duwan halkaasi loogu dilay dad shacab ah.

Dedaalo lagu qaboojinayo xiisaddan oo ay wadaan Odayaasha Dhaqanka iyo Wax-garadka tuuladda ayaa si dardar leh u socda.

Mas’uuliyiinta gobolka oo hoostaga maamulka HirShabelle ayaa nan wax war ah kasoo saarin xiisaddan colaadeed.

Qaybo kamid ah gobolada HirShabelle ayaa waxaa ka jirta xiisado colaadeed, taasi oo maamulka uusan illaa iyo haatan waxba ka qaban.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this