Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Cambaaraysay Weerarkii Lagu Qaaday Goobaha Shidaalka Dalka Sacuudiga

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay ka xun tahay weerarkii lagu qaaday goobo Shidaalka laga qodo oo ku yaalla waddanka Sacuudiga.

Somaliland ayaa sheegtay in ay barbar taagan tahay dawladda iyo dhacabka Sacuudiga iyadoo weerarkaasi ku tilmaantay mid Argagaxiso.

Qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda Somaliland ayaa sidaasi lagu sheegay.

Halkan hoose ka akhriso:

WARQAD.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this