Deeq A. Posted September 18, 2019 Beledweyne (SMN) – Maxkamadda ciidamada qalabka Soomaaliya, gaar ahaan qeybteeda 27-aad ayaa maanta shaqo joojin ku sameysay ku simaha taliyaha Booliska gobolka Hiiraan, Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle iyo sidoo kale taliya salddhigga degmada Beledweyne, Cabdi Cumar Siyaad. Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta gobolka Hiiraan, Dhame Maxamed Cabdulle Aadan ayaa lagu sheegay in si KMG ah shaqada looga joojiyey taliyeyaashaasi. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites