Sign in to follow this  
Deeq A.

Mulkiilihii Telefishanka Horyaal Oo Damaanad Lagu Sii Daayey Iyo Wariyeyaashii Hadhwanaag Oo Wali Xidhan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Rafcaanka ayaa diiday inay damiin ku sii dayso laba wariye oo ka tirsan Shabakada Hadhwanaag News, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey xidhnaa.

IMG_4C24F2-51A5D6-B3B642-A33F9F-A2244B-2

Ururka Suxufiyiinta soaliland ee Solja ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in Ururka SOLJA uu uga mahadnaqayaa Garsoorka Damaanada ay ugu sii daayeen Mulkiilsha Telefishanka Horyaal, Maxamed Cismaan Mire (Sayid) isla markaana ay ka aqbasho codsiga damaanada wariyayaasha Hadhwanaag oo dacwadooda la dhagaysto iyagoo banaanka jooga.

Hase Yeeshee Maxkamada Rafcaanka ayaa diiday inay damiin ku sii dayso labadaasi wariye ee ka tirsan shabakada wararka ee Hadhwanaag News.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this