MZanzi Posted October 5, 2009 LoL cawaale meeshaan nin walba ceesaantiisu ceelka laso istaagay ee dimka ak leexo daam eeldahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 5, 2009 18k was the most I've seen, waxaa laga soo dajiayay 20k, miskiinkas neefta aa lagu celiyay, sooryadii reerka iyo lacagtii qaraabada loo qeybiyay aaba dadka qaar meherkooda ka badneyd. The least I've seen was hmmm well nothing, Sheekhii aya ku dhhay atleast wax uun waa waajib, and the sister asked for "Kitaabka Musxafka ah".. PS. i think there was another thread of this sort back in time, can't find it now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 5, 2009 @shan fure Jamaal taasoo kale was an emotional break down Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 5, 2009 ^Lol. Xiinoow, weli ma aragtey naagtii tiri dahabka ha la iga bedelo? Adiguna bedel baad tahay ayaa u dambeeysey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 5, 2009 adiguna beddel baad tahay cabdi gaheyr bay tiri dahab gad dagaalkii labaad oo aad u qarxayya, asaguse beddel baad tahay ma orane wuxuu yiri: ina cumar qadhoonlaay adduun qeylo bixin waayye qasnadaha raggii keydsan jirey qaarba tuugsade'e Ingiriisba laga qaad dhulkuu qaybta kulahaayye ... adigaaba qalab doonayyee quusay faransiise'e Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 5, 2009 The 1st time the situation was in my family, lets just say I 'assumed' it was far greater than the 'average' rate and was sorely disappointed! lol Serenity am on the same boat as you I had my own assumptions most weddings I attended I never bothered to ask the details abt the meher. Anyhow, this one time I attended this meher and I was told and my jaws dropped not that am a gold digger but sidaado kale i thought it was a whole lot more. Anyways, afterwards people explained to me and they said it depends on the understanding between the two people..there is no fixed price...bt at least on average I thought people paid a decent meher not what was paid at that particular meher which people told me its what ppl mostly pay...anuu kolay qaali baan ahay shekadaas ma igu bixilaheen hahaha The least I've seen was hmmm well nothing, Sheekhii aya ku dhhay atleast wax uun waa waajib, and the sister asked for "Kitaabka Musxafka ah Cawaale, kitaabka musxafka ah? Doesn't she have a plenty of them at home. I could have gave her one while she asked the guy something else salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 5, 2009 ^Lol. Qaali iska ahoow Aaliyah. Ragbaa wuxu sugi doonaa kolkaad qiimaha hoos u dhigtid. Xiiin, lool. Gaheyr wiil hoog buu ahaa. adigaaba qalab doonayyee quusay faransiise'e Islaantu show dhageheey ka yara cuslayd oo loo ma sheegin in dunidu waaggaa baabah la isku noqdey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 5, 2009 Lol Jamaal not anytime soon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 5, 2009 Nuune's Story about gabadha gaaban waxay isoo xasuusisay sheekadii... Ninbaa lagu yiri, "Adeeroow naagtaadu fool xumaa?" Markaasuu ku jawaabay "Wale intaan reerkeeda ka tuugahayaad u war la'dahay." Oo anigu meherka waxaan u haystay lacagta meherkaahoo wiilka iyo gabadha isku af gartaan. Dowry tan reerka la siiyo, sooryana tan meesha lagu qaato, ee bal ii kala macneeya mise waan saxanahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 5, 2009 "Wale intaan reerkeeda ka tuugahayaad u war la'dahay."??? Maxaad ula jeeda Indhoos? ma reer lacag leh oo lacag ka cuna talow? tan kale reerka lacagta la siiyo iyo waxan waa dhaqan saan filayo diinta kuma jirto. I could be wrong! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 5, 2009 Originally posted by Indhoos: Nuune's Story about gabadha gaaban waxay isoo xasuusisay sheekadii... Ninbaa lagu yiri, "Adeeroow naagtaadu fool xumaa?" Markaasuu ku jawaabay "Wale intaan reerkeeda ka tuugahayaad u war la'dahay." Loooooooooooooooooooooooooooool. Indhoos walleee imtixaan baa tahay. Hehehehe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 5, 2009 ^why dont u explain the story? I didn't get it... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted October 5, 2009 ^^^Gabadha ee ragaan foolxumadda ku sheegayaan, ninkaan dhibtuu usoo maray inuuba guurasado uma war hayaan, yacni reerkii baa ku dhibay gabadha siinteeda oo uu muddo ka baryaayay, way isla macaaneeyeen. Does that help? I think Meherka waa jiraa laakiin inta kale waa dhaqan bay ila tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 5, 2009 ^Basically, someone said to a man ' uncle your wife is so ugly' and he replied 'only if you knew how long i begged her family to give me her hand in marriage you wouldn't say that'. Quote Share this post Link to post Share on other sites