Deeq A. Posted September 16, 2019 Berbera (SMN) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka laabtay go’aankiisii ahaa in shacabka kaliya ay adeegsan doonaan garoon cusub oo uu magaalada Berbera ka dhisayo Imaaraadka Carabta. Muuse Biixi ayaa sheegay in garoonka uu noqon doonaan mid caalami ah, islamarkaana ay wada adeegsan doonaan ciidamada iyo shacabka, sida uu hadalka u dhigay. “Marka la fiiriyo adduunka shacab iyo ciidan waa ay wada isticmaalaan garoomada.” ayuu yiri Madaxweyne Biixi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Biix.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites