Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari Ka Tisan Ciidamadda Asluubta Oo Caawa Lagu Dilay Magaaladda Laascaanood.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)Nin hubaysan ayaa caawa Askari ka tirsan ciidamada Asluubta ku dilay badhtamaha magaalada Laascaanood halka uu nin kale oo shacab ahna ku dhaawacay. Wararka qaar ayaa sheegaya in ninka wax dilayna ka tirsan yahay ciidamada Asluubta. Wali macadda sababta Dilka dhalisay iyo in la qabtay gacan ku dhiiglihii.

917414FA-9BF8-4AA6-94E7-98B72A9AC978.jpe

Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ayay marar badan ka dhacaan Dilal toogasho ah, in kasta oo mudooyinkii danbe xaaladda Ammaanku ka soo raynaysay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this