Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo La Kulmay Madaxweyne Cagjar

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateeye kulan kula qaatay Madaxweynaha Deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar iyo Ugaaska Guud ee Beelaha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim xuska ay ku kulmeen Wasiirka ayaa ahaa aYshuca.

IMG_20190915_182845.jpg

Wasiirka ayaa bartiisa uu ku leeyahay Twitter uga mahadnaqay Madaxweynaha iyo Ugaaska iyo Gandayaashiisa

Waxaan mahad gaara udiraya Madax weynaha dowlada deeganka somalida itoobiya Mudane #Mustafe Muxumed Cumar Iyo kuxigeenkiisa Mudane #Aadan Faarax.
Waxan u mahadnaqaya sidoo kale Ugaas #Mustafe Maxamed Ibrahim iyo #Gandihiisa oo dhamantod si milga leh igu soo dhaweyay xuski #Ayshaca https://t.co/MtGRcYTgNJ

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this