Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Muuse Biixi Shalay Iyo Maanta Qaabka Uu Uga Hadlay Saldhigga Millatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Dhisanayo Magaalada Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay heshiiskii saldhigga millatari uu Imaaraadka Carabtu ka dhisanayay magaalada Berbera.

Madaxweyne Muuse Biixi oo shalay ku sugnaa magaalada Berbera ayaa sheegay in gabi ahaanba saldhiggii millatari loo bedelay madaar shacab balse maanta uu ku sugan yahay magaalada Burco ayaa waxa uu sheegay in madaarka Berbera oo labada shaqaba qaban doono millatari ahaan iyo shacab ahaanba, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this