Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Dib Ugu Soo Celiyay Xubin Uu Komishanka Cusub U Soo Magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa soo celiyay mid ka mid ah laba xubnood oo ka mid noqonaya Komishanka cusub ee doorashooyinka Qaranka oo dhawaan Guddoomiye Saleebaan u gudbiyay.

Madaxweyne-Muuse-Biixi.png

Wargayska Geeska Afrika ayaa magaca xubinta la soo celiyay ku sheegay Foosi Maxamed Faarax lamana sheegin sababta.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this