Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka ammaanka iyo ardayda Boosaaso oo kawada shaqaynaya sugidda amniga.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska ciidanka booliska gobolka Bari iyo ardayda wax ka barata dugsiyada sare ee magaalada Boosaaso ayaa kawada shaqaynaya sugidda ammaanka magaalada.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bare gaashaanle sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay inay ka go’antahay dhexgalka bulshada si ay u ogaadaan dareenkooda una dareensiiyaan inay iyaga u shaqaynayaan.

Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud, waxa uu caddeeyey in xafiiskiisu uu marwalba u furan yahay ardayda iyo dhammaan shacabka gobolka dadweynahana looga baahan yahay inay kaalin muuqata ka qaaday sugidda ammaanka.

DHEGAYSO

Ammaanka magaalada Boosaaso ayaa soo hagaagayey tan iyo dilkii loogu geystey maareeyihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso Paul Formosa.

PUNTLANDPOST

The post Ciidanka ammaanka iyo ardayda Boosaaso oo kawada shaqaynaya sugidda amniga. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this