Deeq A. Posted September 13, 2019 Muqdisho (SMN) – Jamaacadda Jazeera ayaa waxay heshiis iskaashi waxbarasho ay la gashay dhigeeda Masar ee Caynu Shamsi. Prof Salaad Ibraahim Fiidow, gudoomiyaha Jamaacadda Jazeera, oo ku sugan dalkaasi, ayaa wuxuu ka warbixiyey heshiiskaasi. Mr Fiidow oo u waramay Shabelle ayaa waxa uu tilmaamay in heshiiskan uu muhiim u yahay bahda waxbarasho ee waddanka. Si gaar ah waxa uu carabka ku adkeeyay in ay uga faa’ideysan doonan ardayda Jamacadda Jazeera iyo kuwa ku sugan gudaha Masar. Caynu Shamsi ayaa waxay kamid tahay Jamaacadaha ugu faca weyn uguna wanaagsan aadka looga tixgeliyo gudaha Masar. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Jamaacadda-Jazeera.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites