Sign in to follow this  
Deeq A.

SAFIIR BAASHE WAA SAFIIRKII UGU WACNAA EE SAFAARAD DIBADEED MADAX INOOGA NOQDA: Qalinkii Maxamuud Xalane Daahir

Recommended Posts

Deeq A.   

SAFIIR BAASHE WAA SAFIIRKII UGU WACNAA EE SAFAARAD DIBADEED MADAX INOOGA NOQDA:

Halkan waxaan idkunkula wadaagaya waxyaabo kamid ah guulahii u qabsoomay intuu uu joogay Safaarada Kenya. Bashe waa Safiirka ugu shaqada wacnaa ee soo mara xafiisyada dibadeed ee dalka. Hore waxa uu ahaa hormuudkii guushii waynayd ee lagu keenay Mashruuc maalgalin ah oo ugu qiimaha waynaa uguna mudnaa ee Somaliland hesho intii ay Jirtay. Dedaalka uu ugu jiro in la helo maalgashadayaal shisheeye oo saaxib dhaw la noqdo dalkeena Somaliland yaa ah Qorshaha ugu wayn ee ku hawlan Yahay habeen Iyo Maalinba Amb Bashe. Guulaha Waa wayn ee baashe ka gaadhay xidhiidhka Somaliland iyo Kenya Yaa kala ah
1 inuu hagaajiyay xidhiidhka Somaliland Iyo Kenya oo ahaa markii loo magacaabay Wagash Wagash.
2 : Inuu Kor usoo qaaday Rajada Somaliland ka leedahay Ictiraafka Ee Wadamada Bariga Africa (East Africa)iyo Beesha Caalamkaba.
3: Inuu Kulamo Muhiim ah la qaatay Madaxda ugu saraysa Dalka Kenya. Sida Gudoomiye Aqlabiyada Ee Baarlamanka, ADAN DUCAALE.. Governka magalada Daarasalaam iyo Wasiiro ka tirsan golaha Xukuumada Kenya, uu ugu Danbeeyay WASIIRKA MACDANTA IYO TAMARTA, ee dalka Kenya
4 waxa kale uu kulamo Fool ka fool ah la qaatay . Dhamaan Madaxda kala duwan ee Jooga Safaaradaha Dalalka Caalamku ku Leeyihiin Dalka Kenya. Iyo Kuwa Bariga Afrikaba. Waxa uu kulano goos goos oo kala xiliyo iyo xaalada duwan la qaatay madaxda Xafiiska Dalalka aduunku ku Leeyihiin Wadanka Kenya. Oo ah Gateway laga soo galo africa Ama Bariga africaba
French Commercial attache At Frence Embassy Nairobi And French Ambassador Of Kenya :Mr’s Aline Kuster-manager
. Austarin Ambassador Of Kenya :Kristian Fellner Switzerland Ambassador Of East Africa :Dr Ralf Heckner
Dr Maxamed Ali Guyo Especial Envoy For Horn Africa
Finland’s Ambassador Kenya and Somalia :H:E Erik Lundberg. Ambassador.
(Eng) Mahboub M. Moalim and Denmark, Sweden, Germany, Uk Ambassadors.
Ayaa Kulan muhiim kula qaatay xafiisyadooda ay ku Leeyihiin Dalka Kenya. Adam Spirre and Signe Fischer Smidt oo ah madax Sare oo katirsan safaaradaa.
Kenya National Cooperation Trade Managing Director Ayuu isna Kulan muhiim ah la qaatay inta uu xafiiska Nairobi joogay.
Intii uu baashe joogay Safaarada kenya waxa Somaliland ka ambabaxay Wafti kala duwan oo maqaankoodu sareeyo kuwaas oo si balaadhan loogu soi dhaweeyay dalka Kenya. Iyagoo shaqooyin muhiim ahna kasoo qabtay halkaa. Waftiyadaa ka mid ahaa. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Yasin M Xiir Faratoon. Maareeyaha Haayada Duulista iyo Madaarada Somaliland. Md Rodol Wasiirka Arimaha Gudaha iyo wafti balaadhan oo xisbiyada Somaliland ka socday. Kulamadaas oo dhan waxa soo Dhiraandhiriyay kana soo shaqeeyay Ambassador Bashe Cawil. Waxaana Biyo kama dhibcaan ah inuu kor usoo qaaday Shaqada Safaarada Somaliland ee dalkaas. Waxa kale oo abaabul wayn ku sameeyay Jaaliyada Reer Somaliland ee dalka Kenya.
W/Q Maxamuud Xalane Daahir Gmail :Maxamuudxalane7@gmail.com
WED 12:51

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this