Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad lagu soo xiray howlgal ka dhacay Baardheere

Recommended Posts

Deeq A.   

Baardheere (SMN) – Ciidamada ammaanka ayaa magaaladda Baardheere ee xarunta gobolka ka sameeyay howlgalo balaaran oo dad badan lagu soo qabtey.

Dadka lasoo qabtay qaarkood oo tiradooda lagu sheegay 20 ruux ayaa waxaa la sheegayaa in looga shakisan yahay in ay xubin ka yihiin AlShabaab.

Shaqsiyaadka oo ku xiran saldhiga magaaladda ayaa waxay badankooda yihiin dhalinyaro laga soo qabtay xarumaha ganacsiga.

Saraakiisha amniga magaaladda ayaa nan wali wax war ah kasoo saarin howlgalada oo la sheegay in amniga lagu xaqiijinayo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this