Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Sharci-darro Ayuu Madaxweynuhu Ugu Fadhiya Kursiga Guddoomiya KULMIYE…” Jaamac Shabeel

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii hore ee golaha dhexe Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel) ayaa waxa uu sheegay in uu Madaxweyne Muuse Biixi si sharci-darro ah ugu fadhiyo kursiga guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this