Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo booqday xeryaha ciidamada ee magaalada Xudur.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa weli ku sugan magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday xarumaha ay ku sugan yihiin ciidamo loo qaramayn doono dowladda Soomaaliya lana dagaalami doona ururka Alshabaab.

Khayre oo la hadlay ciidanka ayaa ku ammaanay sida ay naftooda ugu hureen difaaca iyo badbaadinta umadda Soomaaliyeed isagoona u balan qaaday inay heli doonaan xuquuqdooda.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Khayre oo booqday xeryaha ciidamada ee magaalada Xudur. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this