Deeq A. Posted September 11, 2019 Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!!!!. Anigoo ah Eng.Maxamed Jaamac Boosolaaye (Eng.Maskax) Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoyska Reer Axmed Aw diiriye Guuleed oo Aabahood Oday Axmed ku geeriyooday Magaalada Hargeisa. Waxan ilaahay ugu baryayaa inuu Marxuum Oday Axmed janatul-Firdoows ka waraabiyo Qoyskiisa,xigtada,Xasbada & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir & imaan saadiqa ka siiyo. Aamin Aamin Aamin Qaran News Share this post Link to post Share on other sites