Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi Tiiranyo leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!!!!.

Tacsi1-300x200.jpg

Anigoo ah Eng.Maxamed Jaamac Boosolaaye (Eng.Maskax) Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoyska Reer Axmed Aw diiriye Guuleed oo Aabahood Oday Axmed ku geeriyooday Magaalada Hargeisa.

marxuum.jpg

 

Waxan ilaahay ugu baryayaa inuu Marxuum Oday Axmed  janatul-Firdoows ka waraabiyo

Qoyskiisa,xigtada,Xasbada  & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir & imaan saadiqa ka siiyo.

Aamin Aamin Aamin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this