Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya Oo Shir Guddoonka Jaamacadda Carabta Ku Wareejisay Dowladda Ciraaq

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa wareejiyey Hoogaanka Shirka Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta.

AXMED-CIISE-CAWAD.jpg

Soomaaliya Xilkaan heysay lixdii bilood ee lasoo dhaafay shalay ayeyna si-rasmi ah u wareejisay.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in mudaddii xilkaas Soomaaliya soo heysay u soo qabsoomeen waxyaabo badan aad u wanaagsan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this