Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowlada Pakistan Qaramada Midoobay Ka Dalbatay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Xaaladda Gobolka Kashmiir

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Pakistan)-Dowlada Pakistan ayaa ka dalbatay qaramada midoobay in baadhitaan lagu sameeyo xaalada gobolka Kashmiir ee dhanka Hindiya.

15681470537127a.jpg

Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa ayaa waxaa ka muuqday dad maxaabiis ah oo ciidanka Hindiya jidh-dilayaan, iyadoo qaarkood koronto lagu Qabtay.

Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan Maxamuud Qureyshi ayaa ka sheegay magaalada Genava in muslimiinta laga tirada badan yahay ay wajahayaan hanjabaado kaga imaanaya Hindiya.

Mr Qureyshi ayaa intaa raaciyay in hadii xaalada sidan ay ku sii socoto, ay isku badali doonto howlgalada ciidanka Hindiya mid isku badala xasuuq loo geystay dadka reer Kashmiir.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this