Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubnihii Ugu Horreeya Guddiga Doorashooyinka Cusub Oo La Soo Magacaabay Iyo Magacyadooda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u gudbiyay labada xubnood ee uu soo magacaabo ee guddida cusub ee doorashooyinka Qaranka sida ay ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen wargeyska Geeska Afrika magacyada labadan xubnood ayaa kala ah

1)Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil (Dixood)

2)Foosi Hiraab Gale.

Waa xubnihii u horeeyay ee Komishanka iyada oo ay dhawaan xisbiyadu sheegeen in ay soo xuli doonaan xubnahooda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this