Deeq A. Posted September 11, 2019 Baydhabo (SMN) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa xalay la kulmay qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb galay maamullada degmooyinka Xudur, Rabdhuure iyo Tiyeeglow. Intiisa badan kulankan aya waxaa diirada lagu saaray, sidii Al-Shabaab looga saari lahaa guud ahaan gobolkaasi. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo madasha ka hadlay ayaa ballan inuu wax ka qaban doono xaaladaha ka taagan gobolka Bakool. Halkan hoose ka daawo Sawiirada: View the full article Share this post Link to post Share on other sites