Deeq A. Posted September 11, 2019 Baardheere (SMN) – Ciidamada ammaanka ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyey degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxa ay ciidanka Boolisku ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmadaasi. Saraakiil ka tirsan kuwa dowladda oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in u jeedka howlgalladaasi uu ahaa kuwa lagu xaqiijinayey amniga. Baaritaaanadan ayaa ku soo aadaya, iyadoo maalmihii dambe falal liddi ku ah nabad galyada ay ka dhacayeen gudaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. View the full article Share this post Link to post Share on other sites