Sign in to follow this  
Deeq A.

Bulshada Xudur oo kulan soo dhoweyn ah u qabatay waftigii ra’iisul wasaare Khayre.

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxaa ku sugan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo maalinimadii shalay lagu soo dhoweeyey.

Ra’iisul wasaaraha iyo waftigiisa ayaa waxaa habeenimadii xalay ahayd kulan soo dhoweyn ah u sameeyey qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Xudur.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Bulshada Xudur oo kulan soo dhoweyn ah u qabatay waftigii ra’iisul wasaare Khayre. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this