Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfaahin: kalluumaysato lagu waayay xeebaha gobolka Guardafui ee Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Laash ay saaran yihiin shan ruux oo kalluumeysato ah ayaa todobaadkan lagu waayay xeebta gobolka Guardafui ee Puntland sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha gobolkaasi Maxamuud Axmed Caynab.

Guddoomiyaha oo wareysi siiyay warbaahinta Puntland Post ayaa sheegay in kalluumeysatada la waayay ay Sabtidii ka baxeen xeebta degaanka Binna oo u dhexeeya degmooyinka Baargaal iyo Gumbax ee gobolka Guardafui.

Sidoo kale wuxuu sheegay in uu socdo gurmad xooggan oo lagu baadi-goobayo kalluumaysatadaasi la waayay balse aan ilaa iyo hadda lagu guulaysan in helo raq iyo ruux midna.

Hoos ka daawo wareysigiisa oo dhammaystiran

PUNTLAND POST

The post Faahfaahin: kalluumaysato lagu waayay xeebaha gobolka Guardafui ee Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this