Kamaavi Posted March 28, 2010 Filinka silenty cry- oo gil-gilay jaamacadaha maraykanka iyo Itoobiya oo filinkaas ka wal-walsan Waa filimkii soo qatimi lahaa siyaasadda arimaha dibadda ee beesha Tigreega kuwaas oo shacabka Soomalida O'gadenia kuhaya cadaadis iyo gumaad markay u maaro waayeem cududa ciidan iyo midda militry ee ciidamada wadaniga xoreynta O'gadenia Kooxda Silenty Cry iyo Congressmaanada ayaa loo balamiyey inay daawadaan taas oo gaadhaysa tiradii ugu badnayd ee daawata filimka decomentryga ah, taariikhda America. Viva kooxda Silenty Cry! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted March 29, 2010 Too many familiar faces in that clip (the one from Jo'burg) if you look closely you'll briefly see Fu-Fu and ahem ahem in the background. Respect to Mohamed Dahir. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 30, 2010 oo Bob'oow Mohamed Dahir na miyaad taqaan? Waryaa hoostaad iga soo gashee! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted March 30, 2010 I take my hat off to all those guys who worked hard to put this film together....this will definitely create a compelling and effective awareness campaign to help those suffering people in 0gadan1a. I am impressed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted March 30, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: oo Bob'oow Mohamed Dahir na miyaad taqaan? Waryaa hoostaad iga soo gashee! Waa nin raggeedii ah akhyaarnimana ay ku dhantahay. Hadaba nin aan kaaga dacwoodo baaba helaye iska daa marka...Adigaa afkaaga isku dilay. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted March 31, 2010 Wareysi Press TV uu la yeeshay Shukri ,,,,, http://www.youtube.com/watch?v=lKafe6RYqO4&hl=en_US&fs=1& Quote Share this post Link to post Share on other sites