Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray xarumo dowladeed.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta booqday qaar kamid ah xarumaha dowladda ee magaalada Garoowe.

Xarumaha uu booqday madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa waxaa kamid ah bangiga dhexe ee dowladda waxaana uu warbixino ka dhegeystey guddoomiyaha bangiga iyo howl wadeenada kale.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray xarumo dowladeed. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this