Sign in to follow this  
Deeq A.

Mugdiga kasoo ifbaxay wasaaradda maaliyadda Iyo Fadeexada Dul Hoganaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

mugdiga kasoo ifbaxay wasaaradda maaliyadda
Somaliland waa qaran lawada leeyahay oo lagu abqaalay dhiiga geesiyaal maanta inaga hooseeya , geesiyaashaaasi waxay udhinteen in la helo wadan xor ah oo ay u simanyihiin muwaadiniintiisu dhib iyo dheefba , waxay ka dagaalameen dulmi noocyo kala duwan ahaa , hadaba maanta ma gaadhnay cadaalad ahaan halkii aynu u halgamaynay
Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay ka mitahay wasaaradaha lafdhabarta u ah qaranka , laakiin hada waxay isu bedeshey goob lagaga aar goosto muwaadiniinta aan kasoo jeedin qoyska madax weynaha .
Wasaaraddu waxay ka koobantahay 14 waaxood 7 ka mid ah waxaa haysta qoyska madaxweyne biixi , todobada soo hadhay intoodada badan waxaa ku xigeena ka ah qoyska madaxweyne biixi
Waxaan iyaga ka hadal lahayn madax qaybeedada wasaarada oo aynu odhan karno bulshada kale ee reer somalilalnd waa kow iyo laba
Gabiley Clan
Waaxda Qolada Magaca
1) W/Maamulka iyo lacagta Sacad muuse Xuseen xasan cabdi
2) W/ Cashuuraha beriga Sacad muuse Cabdisalaan busi
3) W/ IT/IFMIS Sacad muuse Amiin abshir timo cad
4) W/ Iibka / procurement Sacad muuse Bahja yuusuf
5) W/ PFM Sacad muuse Xasan dheere
6) W/ Shuruucda Ciise muuse Hibaaq guled
7) W/ Adeega maaliyadda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay Ciise muuse Mukhtar cabdi cilmi

😎

Ku xigeenka W/ miisaaniyadda Sacad muuse Cabdicasiis dheeg
9) Ku xigeenka W/ kastamada Sacad muuse Axmed maxamed oomaar
10) Ku xigeenka W/ shuruucda Sacad muuse Cabdilahi c/raxman qaalib
11) Ku xigeenka xisaabiya guud Ciise muuse Keyse dheere
12) Ku xigeenka waaxda internal auditka Sacad muuse Cabdirisaaq
13) Gudoomiya mashruuca eafs Sacad muuse Buureed
14) Ku xigeenka adeega maaliyadda iyo ganacsiga gaarka ah Sacad muuse Ilyaas xasan barkhadle
West Burco Clan
Waaxda Qolada Magaca
1. W/ kastamada Habaryoonis Maxamed nuur maxamed
2. W/ Waaxda dhaqaalaha iyo tiro koobka Ciida gale Cabdirisaaq cali maxamed

Awdal Clan
Waaxda Qolada Magaca
1) w/ xisaabaadka Awdal Clan Axmed daauud
2) W/shaqaalaha Awdal Clan Maxamed axmed weyrax

East Burco Clan
Waaxda Qolada Magaca
W/miisaaniyadda East Burco Clan Yaasiin ducale barre
Arab
Waaxda Qolada Magaca
W/baadhista gudaha Arab Maxamed dhego
ku xigeenka waaxda tira koobka Arab

Ayuub
Waaxda Qolada Magaca
W/ xidhiidhka dadweynaha Ayuub Axmed muuse maxamed

Dhacdadii layaabka badnayd ee uu sameeyey sacad cali shire 07/09/19 ee uu reer kiisa ugu magcaabey afarta agaasime waaxeed , oo uu ka midyahay inan uu ader uyahay ( mukhtaar cabdi cilmi ) isla markaasna uu xilkii kaga qaaday agaasimihii maamulka iyo lacagta waxay noqotay mid kasii yaabisay bulshada,
Waxay kale oo bulshadu liqi la’dahay a gaasimihii hore ee maamulka iyo lacagta oo sidatay shahaada heerka labaad ee jaamacadeed waxaa lagu bedeley inan kasoo jeeda raaska madaxweynaha oo xitaa aan haysan shahaado jaamacadeed , wasiir sacad intii aan loo sheegin inay kala hayb yihiin waxa uu gole ka qiray inay tahay qofka ugu kartida iyo aqoonta badan agaasime waaxeedada wasaaradda ,balse markii kitaab baal madaw wasiirka loogu akhriyey meel madaw waxaa u muuqatay inuu waaxdii keli ahayd ee beelaha barigu ku magcaabnaayeen uu reerkiisa udhiibo , waxaa xusid mudan inanka loo dhiibay maamulka iyo lacagta in aabihiina yahay agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaaradda beeraha , walaalkiina yahay agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaaradda dhalinyarada .
Waaxda pfm ka waxaa haysta sidaan kor ku xusan nin sacad muuse , oo aan finance ama maaliyad meela kasoo gelin ,waa lawyer .
Waxaa iyana xusid mudan in dhawrka agaasime waaxeed ee kasoo jeeda beelaha kala ay dhammaantood dhaleen qoyska madaxweyne biixi
Waxaa kale oo jirta in wasiirkii hore ee maaliyadda xilligii siilaanyo cabdicasiis samaale uu madaxweynaha kala taliyo wasaaradda maaliyadda ,iyadoo aynu ognahay inuu samaale yahay ninkii bisha keliya qoray 300 boqol oo shaqaale ah oo ay isku haybyihiin , samaale isagaa leh go aanada kama danbeysta ah ee maaliyadda .
Waxaa jira urur ay ku midaysanyihiin agaasime waaxeedada iyo ku xigeenada kasoo jeeda qoyska madaxweynaha oo intay is uruursadaan kolba ku qanciya cid waxay doonayaan
Agaasimaha guud ee maaliyadda waxaa abti u ah samaale madaxweynaha isagaa ugeeyey, isagoo kula balamay inuu wax kasta oo usoo gudbiyo sidiisa ufuliyo .
dhinca kale wax jira wiil yare oo uu madaxweyna biixi abti oo la yidhah( shucayb maxamud ciise ) oo temporary ah oo hadana ka mushahar badan agaasime waaxeedada wasaarada maliyadda
inaga oo aan soo koobi karin dhacadooyinka dhiig baxa qaranka ku ah ee ka dhacay ama ka socda wasaaradda maaliyadda ,wax keliya ee aynu ku tilmaami karnaa meherad reer leeyahay ,cid kalena aanay waxba uga ogolayn .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this