Sign in to follow this  
Deeq A.

KULMIYE Oo Ka Hadlay Go’aankii Xisbiyadda Mucaaridka Ah Iyo Cidda lagu Wareejinayo Guddoomiyenima Xisbiga

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu soo dhaweeyey isla markaana wax lagu farxo ku tilmamay  heshiiskii shalay xisbiyada Mucaaridku ku ogolaadeen in kominshanka doorashooyinku ahaadaan 7 xubnood isla markaana doorashadii wakhtigeedii qabsoonta

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa uu cadeeyey in arinta saami qeybsigana uu qaranku xal ka gaadhi doono

Ugu danbeyn gudoomiyaha  oo ka jawaabaya su,aal la weydiiyey  ayaa sheegay in xilka gudoomiye nimada Kulmiye cid  lagu wareejinayaa aaney jirin isla markaana reero isku wareejinayaa aaney jirin balse cidii noqon laheyd gudoomiyaha xisbiga uu shirweynaha xisbigu go,aamin doono

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this