Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Warfaa oo shir ka Daah-furay Muqdisho+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Warfaa ayaa maanta shir muhiim ah ka daah-furay gudaha magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya hay’adaha horumarinta dhaqaalaha ka taageera Soomaaliya, xubno ka socda wasaaradaha heer federaal iyo heer dowlad goboleed, iyadoona diirada lagu saarayo arrimaha kobaca dhaqaalaha dalka.

Sidoo kale waxaa shirkan looga hadlayaa barnaamijka shaqo abuurka dhalinyarada, si loo hubiyo shaqaaleysiinta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

Warfaa 88 99

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this