Sign in to follow this  
Deeq A.

Magaalada Hargeysa Oo Markii Ugu Horraysay Laga Bilaabay Beerista Ilmaha

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)0Cisbitaalka Gargaar oo Hargeysa ku yaalla ayaa sheegay in uu bilaabay beerista Ilmaha iyadoo Ugxanta Aabbaha laga soo qaadayo laguna beerayo hooyada.

Dr Cabdiraxmaan Cali Aw-Koombe, ayaa sheegay in hadda ay ku guulaysteen in hooyadii ugu horraysay ay Ilmo ku beeraan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this