Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Dhuusamareeb oo galay maaliintii labaad+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Shirka dib u heshiisiinta maamulka Galmudug ayaa weli ka socda gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Shirka oo galay maalintiisii labaad ayaa waxaa ka qeyb galaya dhammaan beelaha dega deegaanada maamulkaasi.

Inta badan shirkan ayaa waxaa diirada lagu saarayaa xalinta khilaafaadka ka jira dowlad goboleedka Galmudug, si loo qabto doorasho xor iyo xalaal ah.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Jimcihii la soo dhaafay shirkani ka daa-furay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

70326282_780493219075461_9198592832925859840_n69604114_780493702408746_692909363081248768_nDib Dhuusamareeb

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this