Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo ka socda magaalada Dhuusamareeb.

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii dibu-heshiisiinta beelaha degan Galmudug ayaa weli ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo uu dhowaan ka furay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Xarunta uu ka socdo shirka dibu heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa ku sugan boqolaal ergo oo ka kala socda 11 kamid ah beelaha ugu waaweyn ee deegaamada Galgaduud iyo koonfurta Mudug.

Mudadii uu socdey shirkaani waxaa aad loogaga hadlay arrimaha dibu heshiisiinta iyo sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan iyo sidii la isugu soo dhaweyn lahaa Siyaasiyiinta kala aragtida duwan ee ku nool deegaannada Galmudug.

SAWIRRO

4-19.jpg?w=1000&ssl=1 1-31.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLANDPOST

The post Shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo ka socda magaalada Dhuusamareeb. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this