Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda Telesom oo si mug iyo miisaan leh uga qayb-qaadatay shirweynaha Horumarinta Tiknoolajiyada Somaliland 

Recommended Posts

Deeq A.   
Shirkadda Telesom oo si mug iyo miisaan leh uga qayb-qaadatay shirweynaha Horumarinta Tiknoolajiyada Somaliland
Hargeisa-(Qaran-news)-Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa wacdaro ka dhigtay shirweyanha Tiknoolajiyadda Somaliland oo maanta ka furmay huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa, Shirkan waxaa fulay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici.
Shirkan waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyadda ee Somaliland, waxaana ka soo qayb-galay xubno golaha wasiiradda ka mid ah, ganacasatada shirkadaha waaweyn ee dalka iyo qaybaha kale ee bulshadda.
Guddoomiyaha shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid oo shirkaasi khudbad ka jeediyey ayaa ka warbixiyey marxaladdihii tiknoolajiyadeed  ee dalku soo maray iyo halka maanta tiknoolajiyadda dalku mareyso.
HALKAN KA DAAWO KHUDBADA GUDOOMIYAHA TELESOM:-
 Daawo:Sawirro Qurxoon
 WhatsApp-Image-2019-09-07-at-4.46.36-PM.WhatsApp-Image-2019-09-07-at-5.11.56-PM.WhatsApp-Image-2019-09-07-at-5.02.32-PM-WhatsApp-Image-2019-09-07-at-5.02.31-PM.WhatsApp-Image-2019-09-07-at-5.11.58-PM-WhatsApp-Image-2019-09-07-at-5.11.58-PM.WhatsApp-Image-2019-09-07-at-5.11.59-PM.
 WhatsApp-Image-2019-09-07-at-5.02.32-PM1

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this