Sign in to follow this  
Deeq A.

Waftigii Xasan Cali Khayre oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu qabtay Baydhabo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu horkacayo ayaa xalay ku hoydey magaala madaxda kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waftigaan ayaa xalay waxaa munaasabad soo dhoweyn ah u sameeyey madaxda iyo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana uu u sameeyey balan qaadyo kala duwan.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Waftigii Xasan Cali Khayre oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu qabtay Baydhabo. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this