Sign in to follow this  
Deeq A.

“ Suurto Gal Ma Aha In Internet Dal Kale Ku Tiirsanaano…” Gudoomiyaha Telesom Cabdikariim Maxamed Iid [MUUQAAL]

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Shirkada Telesom Cabdikariim Maxamed Iid  oo maanta ka hadlaayey shirka Tiknoolajiyada Somaliland oo Hargeysa ka furmay ayaa waxaa uu sheegay in aaney suurto gal marnaba noqon Karin in Somaliland oo leh bad dheer oo la soo dhigi karo Internet  “ Viper Optic” Ah ay hadana ku tiirsanaato Internet dal kale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this