Sign in to follow this  
Deeq A.

Hal ruux oo ku dhintay dab qabsaday xarunta barakacayaasha Yemeniyiinta Garowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Hal ruux oo ahaa ilmo saddex sano jir ah ayaa ku geeriyoodey khasaare hantiyeed oo kalena waa ka dhashay dab maanta gelinkii dambe ka kacay kaam kuyaal magaalada Garoowe.

Dabkaan oo ahaa mid ay faafisay dabaysha xagaagu ayaa waxaa gurmad deg deg ah gaarsiiyey si ay u damiyaan qaar kamid ah shirkadaha biyaha macaan bixiya ee magaalada Garoowe, inkastoo markii dambe uu gaarey gaadiidka dab-damiska dowladda hoose ee Garoowe.

Mid ka mid ah dadka degan kaamka ayaa warbaahinta uga sheekeeyay sida ay wax u dhaceen.

PUNTLANDPOST

The post Hal ruux oo ku dhintay dab qabsaday xarunta barakacayaasha Yemeniyiinta Garowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this