Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Khayre oo gaarey magaalada Baydhabo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Waftigaan waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada maamulkaasi.

1-28-696x463.jpg?resize=696%2C463&ssl=1 2-25-631x420.jpg?resize=631%2C420&ssl=1

PUNTLANDPOST

The post Ra’iisul wasaare Khayre oo gaarey magaalada Baydhabo. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this