Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Beeraha Oo Hakiyay Shaqadii Uu U Hayay Bulshada Reer Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in uu muddo laba toddobaad ah hakiyay shaqadii uu u hayay dadka reer Somaliland oo xafiiskiisa ugu imanaya si uu ugu adeego.

Wasiir Axmed Muumin Seed muu sheegin sababta laakiin warqad qoraal oo soo saaray ayuu ku sheegay arrintan

Halkan hoose ka akhriso:

muumin.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this