Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eryay Dhammaan Xoghayeyaashii Xisbiga Iyo Dhammaan Madaxda Laamaha Dibadda Ee Xisbiga UCID

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa eryay dhammaan xoghayeyaashii xisbigaasi, marka laga reebo kuwii uu magacaabey doorashadii 2017kii ka dib.

Sidoo kale wuxuu Faysal eryay dhammaan madaxda laamaha dibadda ee xisbiga UCID.

Qoraal uu soo saaray ayuu sidaas ku sheegay

ucid.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this