Deeq A. Posted September 7, 2019 Nairobi (SMN) – Ciidamada ammaanka ee Kenya ayaa si weyn u xoojiyey amniga deegaanada dhaca dhanka xadka Soomaaliya. Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegay in heegan la geliyey ciidamada, si ay uga hortagaan weerarada ay Al-Shabaab. Sidoo kale saraakiisha ciidamada Kenya ayaa ugu baaqay shacabka deegaanadaasi in ay muujiyaan feejignaan iyo taxadar dheeri ah. Dhowaan ayey hay’adaha amniga Kenya shaaciyeen inay jirto cabsi laga qabyo in weeraro ay ka dhacaan gudaha dalkaasi. View the full article Share this post Link to post Share on other sites