Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya oo xoojisay amniga Xadka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Nairobi (SMN) – Ciidamada ammaanka ee Kenya ayaa si weyn u xoojiyey amniga deegaanada dhaca dhanka xadka Soomaaliya.

Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegay in heegan la geliyey ciidamada, si ay uga hortagaan weerarada ay Al-Shabaab.

Sidoo kale saraakiisha ciidamada Kenya  ayaa ugu baaqay shacabka deegaanadaasi in ay muujiyaan feejignaan iyo taxadar dheeri ah.

Dhowaan ayey hay’adaha amniga Kenya shaaciyeen inay jirto cabsi laga qabyo in weeraro ay ka dhacaan gudaha dalkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this