Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Khayre oo ku wajahan magaalada Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (SMN) – Ra’iisul wasaaraha XFS, Xasan Cali Khayre ayaa maanta ku wajahanM/Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Qabab qaabadii ugu dambeysay ee soo dhaweynta wafdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa haatan laga dareemayaa gudaha magaaladaasi.

Boqolaal dadweyne ah ayaa la isugu keenay goob fagaare ah, kuwaas oo uu la hadli doono Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre.

Sidoo kale ammaanka ayaa la adkeeyey, iyadoo ciidamo badan lagu soo daayey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Ujeedka fafarka Ra’iisul wasaare Khayre ayaa waxa uu la xiriiraa arrimaha amniga iyo dib u habeynta ciidamada.

Ma’ahan markii ugu horreysay ee uu Ra’iisul wasaaruhu booqanayo deegaanno ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

1-27 3-26-696x52244

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this