Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiin Puntland katirsan oo booqday buuraleeyda Galgala.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa kormeer ku tegey deegaanka Galgala ee buuraleeyda gobolka Bari.

Masuuliyiinta ayaa u kuur xaaladda ay ku sugan yihiin dadka deegaanka oo ay ka dhegaysteen warbixino kala duwan iyagoona kula dardaarmay inay ammaanka ka shaqeeyaan.

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST

The post Masuuliyiin Puntland katirsan oo booqday buuraleeyda Galgala. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this