Deeq A. Posted September 6, 2019 Muqdisho (SMN) – Madaxweyne Farmaajo ayaa Odowaa Yuusuf Raage wuxuu dhowaan u magacaabay in uu noqdo taliyaha Ciidamadda Xooga dalka. Sareeye Guuto, Odowaa, ayaa wuxuu yahay shaqsi dhalinyaro ah, kaasi oo rajo wanaagsan laga muujiyey in uu horumarin doono ciidanka. Qaar kamid ah dhalinyaradda dalka wax ku baratay ayaa waxay kalsooni ka muujiyeen in taliyaha uu xorreyn doono degaano ku jira gacanta AlShabaab. Magacaabidiisa ayey ku tilmaameen mid dhaha u xaareysa in da’yarta ay xilal muhiim ah ka hesho waaxyaha kala duwan ee hay’addaha dowladda. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Rajo.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites