Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaalada dhaawacyadii loo qaadey Qadar oo laga hadlay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dooxa (SMN) – Qaar kamid ah dadkii wax ku noqday qaraxyo ka dhacay magaalooyin ay Muqdisho kamid tahay ee loo qaadey Qadar ayaa waxaa soo hagaageysa xaaladooda.

Danjiraja Soomaaliya u fadhiya Qadar ayaa shaaciyey in xubnahaasi ay kamid tahay Gudoomiyaha Warta Nabadda ee gobolka Banaadir.

Cabdirisaaq Faarax Cali ayaa waxa uu tibaaxay in ay rajeynayaa in tirrada kale ee harsan ay kusoo bogsoon doonan sida ugu dhaqsiyaha badan.

Mas’uuliyiinta loo qaadey Qadar ayaa waxay ku dhaawacmeen weerarkii AlShabaab ku qaadey xarunta gobolka Banaadir, bishii July ee sanadkan.

Hoos ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/qADAR.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this